Maalinta Caalamiga ah ee HIV/AIDS oo Muqdisho laga xusay (Daawo Sawirada)

Munaasabad lagu xusayey Maalinta Caalamiga ah ee HIV/AIDS oo ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen Wasaarada Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada iyo Guddiga ka hortaga HIV/AIDS-ka ee Koonfurata iyo Bartamaha ayana ka qayb galeen Xildhibaano ka tirsan Labada  aqal , Musuuliyiin ka tirsan Madaxtooyada, Maamulka Gobolka Banaadir,, Dadka la nool Xanuunka HIV iyo marti sharaf … Continue reading Maalinta Caalamiga ah ee HIV/AIDS oo Muqdisho laga xusay (Daawo Sawirada)